Dmitry Medvedev "Haddii laysku dayo in nagala guuleysto waan adeegsan doonaa hubka Niyugleerka".

Wednesday February 22, 2023 - 12:58:49
Liibaan Jeexoow
Golaha ugu sarreeya talada wadanka Ruushka ee loo yaqaan Duma ayaa ku dhawaaqay in madaxweyne Putin uu isaga baxay heshiiskii hubka niyugleerka caalamiga ah.
R/wasaaraha Ruushka ayaa isna xaqiijiyay in dalkiisu uusan uhoggaansami doonin mucaahadadii START ee ay ku midoobeen dowladaha leh hubka wax gummaada ee Niyugleerka.

"Waxaan ku qasbanaan doonaa in aan adeegsanno hubka niyugleerka haddii uu codowgu isku dayo in uu guuldarro daran na dhaxalsiiyo" ayuu yiri Dmitry Medvedev oo ah R/wasaaraha Ruushka.

Dagaalka ka holcaya dalka Yukreyn ayaa sababay in ay isku dhacaan dowlahada reergalbeedka iyo Ruushka.


Related Items

Update cookies preferences