Dumarka degmada Jilib oo Sahay ugu deeqay ciidamada Al Shabaab [Sawirro].

Monday September 25, 2023 - 22:02:48
Liibaan Jeexoow
Haweenka muslimaadka ee ku dhaqan degmada Jilib ee wilaayada Jubbooyinka ayaa agabyo kala duwan oo muhiim ah ku wareejiyay ciidamada jigaadiga ah ee ku sugan furimaha hore ee dagaalka wilaayada Jubbooyinka, si ay uga qayb qaataan halganka lagula jiro ciidamada shisheeye.
Xaflad si weyn loo soo agaasimay oo ay haweenkaasi ku wareejinayeen agabyada kala duwan ee ay ugu talageen in ay ku garab istaagaan walaalahooda iyo wiilashooda dagaalka kujira ayaa ka dhacday hoolka wayn ee Sumaya halkaas oo ay kasoo qayb galeen marti sharaf kala duwan, waxaad na sawirrada ku daawan kartaa sida quruxda badan ee ay haweenka degmada Jilib isugu howleen garab istaagga halganka barakeysan ee dalka ka socda


Related Items

Update cookies preferences