Dhageyso: Goob joogayaal ka warbixiyay sidii ay wax uga dhaceen saldhigga ciidanka Burundi ee deegaanka Ceelbaraf.

Tuesday May 03, 2022 - 11:45:49
Liibaan Jeexoow
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weerarkii cagmarinta ahaa ee saaka ka dhacay deegaanka Ceelbaraf ee gobolka Sh/dhexe.
Dad goob joogayaal ah ayaa warbaahinta uga sheekeeyay sidii ay wax udhaceen waxayna sheegeen in weerar ku billaawday qaraxyo lagu beegsaday saldhigga ciidamada Burundi kadibna uu bilaawday dagaal culus.

Halkan ka dhageyso qof ka warramaya sidii ay wax udhaceen MP3

Related Items

Update cookies preferences