Sidaan ayaa ciidamada 'Galmudug' loogu laayay dagaalkii ka dhacay duleedka Cada Kibir [Sawirro].

Monday September 26, 2022 - 12:39:11
Liibaan Jeexoow
Maktabka Warfaaafinta ee Xarakada Al-Shabaab ayaa baahiyay sawirrada dagaalkii shalay lagu laayay maleeshiyaadka maamulka Galmudug ee ka dhacay duleedka deegaanka Cada-Kibir ee Wilaayadda Galgaduud.
Sawirrada lafaafiyay oo ku dhow boqol ayaa lagu daawan karaa saanado hub ah oo laga furtay ciidamada Galmudug, meydadka maleeshiyaad farabadan iyo gaadiid lagubay intii uu dagaalku socday.

Muuqaallada qaarkood oo argagax leh ayay adagtahay in aan baahinno, balse waxaan halkan idinkugusoo gudbinaynaa qaar kamid ah sawirradii lagasoo qaaday dagaalkii Cada Kibir.


Halkan ka degso sawirrada oo dhammeystiran Rar
 

Related Items

Update cookies preferences