Daawo: Al Shabaab oo soo bandhigay Sawirrada hubkii iyo gaadiidkii ay ku qabsadeen dagaalkii Qaayib.

Thursday November 10, 2022 - 12:14:15
Liibaan Jeexoow
Baraha bulshada ayaa lagu faafiyay sawirro muujinaya hub iyo gaadiid ay ciidamada wilaayada Islaamiga Galguduud kusoo furteen dagaallo culus oo isbuucan gudihiisa ka dhacay deegaanka Qaayib.
Sawirrada ayaa muujinaya saanado melleteri iyo gaadiid dagaal oo ugacan galay Jihaadiyiinta, dagaalkii Qaayib ayaa ciidamada maamulka 'Galmudug' iyo kuwa Dowladda Federaalka looga dilay illaa 36 askari.

Hoos ka daawo sawirrada

Related Items

Update cookies preferences