Sawirro: Ciidamada Wilaayada Islaamiga Hiiraan oo Holwgallo amni ka sameeyay deegaanka Tarajante.

Thursday December 22, 2022 - 08:15:05
Liibaan Jeexoow
Ciidamada wilaayada Islaamiga Hiiraan ayaa hawlgallo amniga lagu xaqiijinayo waxay ka fuliyeen deegaanka Tarajante ee bariga Beledweyne.
intii ay howlgalka ku jireen ayay ciidamadu ku dadaalayeen xaqiijinta amniga waxay la kulmeen dadka deegaanka iyagoo ka waraystay xaalada amniga iyo sidii labada dhinac ay iskaga kaashan lahaayeen la dagaalanka cadawga duullaanka ku ah shareecada Islaamka.

Deegaanka Tarajante oo qiyaastii 30km u jira magaalada Baladweyne ayaa waxaa dhawaan la wareegay Wilaayada Islaamiga ah kadib markii laga cayriyay maleeshiyaadka macawiisleyda iyo kuwa maamulka Hirshabelle.

Hoos ka daawo sawirro

Related Items

Update cookies preferences