Sawirro: Al Shabaab oo gaadiid gaashaaman iyo saanado hub ah ku qabsaday dagaalkii Cowsweyne.

Saturday August 26, 2023 - 17:34:24
Liibaan Jeexoow
Mu'asasada Alkata'ib ayaa faafisay sawirrada khasaarihii ciidanka dowlada kasoo gaaray weerarkii cuslaa ee deegaanka Cowsweyne,
Sawirro gaaraya illaa iyo 100 sawir ayaa lasoo saaray waxaana lagu daawan karaa gaadiid gaashaaman, meydadka ciidanka dowladda iyo jihaadiyiinta oo gacanta ku dhigaya gaadiid iyo saad ciidan

Related Items

Update cookies preferences