Sidee udhacay dagaalkii deegaanka Nuur Dugle Sh/dhexe [Sawirro].

Friday September 08, 2023 - 19:43:54
Liibaan Jeexoow
Sawirro cusub oo lagasoo qaaday goobta dagaalka deegaanka Nuur Dugle ee gobolka Sh/dhexe ayaa muujinaya khasaaraha ka dhashay iska hor'imaadkii cuslaa ee shalay dhacay.
Mu'asasada Alkataa'ib ayaa faafisay sawirrada dagaalkii khamiistii dhacay waxaana sawirrada lagu arkayaa meydadka ciidanka dowladda, mootooyin dhug-dhugley ah,saanado hub ah iyo saad laga furtay ciidamada dowladda,

Halkan ka daawo sawirrada oo dhammeystiran

Related Items

Update cookies preferences