Xamza Cabdi Barre oo wasiirru cusub magacaabay Faah Faahin.

Sunday April 07, 2024 - 12:27:22
Liibaan Jeexoow
Xamza Cabdi Barre oo ah R/wasaaraha dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa isku shaandheyn kooban ku sameeyay golihiisa wasiirrada isagoo wasiiru cusub magacaabay isagoona kuwii hore xilalka ukala bedelay.
Axmed Macallin Fiqi oo horay u ahaa wasiirka arrimaha gudaha ayaa laga dhigay wasiirka arrimaha dibadda,Cali Yuusuf Cali Xoosh oo ah xildhibaan ayaa loo magacaabay wasiirka arrimaha gudaha halka C/llaahi Fartaag oo ah xildhiban laga dhigay wasiirka Ammaanka.

Sidoo kale Cabdullaahi Bidhaan Warsame ayaa loo magacaabay wasiirka Tamarta iyo biyaha dowladda Federaalka, xilalkan cusub ayaa larumeysanyahay in ay abaalgud uyihiin xildhibaannadii dastuurka umeelmariyay Xasan Sheekh Maxamuud.

Related Items

Update cookies preferences