Dhageyso: Sheekh Abuu Muscab oo shir jaraa'id ku faah faahiyay dagaalkii Ceeldheer.

Saturday June 08, 2024 - 20:31:14
Liibaan Jeexoow
Sheekh Cabdi Caziiz Abuu Muscab oo ah afhayeenka ciidanka Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa shir jaraa'id ku faah faahiyay dagaalkii khasaaraha badan dhaliyay ee ka dhacay degmada Ceeldheer.
Taliska ciidanka ayaa sheegay in weerarkii Ceeldheer lagu laayay 59 askari islamarkaana lagu qabtay maxaabiis katirsanaa ciidanka dowladda.

Halkan ka degso wareysiga Sh.Abuu Muscab MP3

Related Items

Update cookies preferences