Mid kamida Raggii ka qeyb qaatay Xerada Xalane oo xogtiisa la faafiyay [Dhageyso].

Wednesday March 30, 2022 - 11:16:36
Liibaan Jeexoow
Idaacadda islaamiga Andalus ayaa faafisay xogta mid kamida raggii fuliyay weerarkii isbuucii lasoo dhaafay ka dhacay xerada Xalane ee magaalada Muqdisho.
Max'med Macalin Axmed oo ku magac dheeraa (Cabdi Risaaq-Juleybiib) wuxuu kamid ahaa raggii galay xerada Xalane, dagaalyahankan naftiis huraha ah ayaa kasoo jeeda beesha Eelaay.


Related Items

Update cookies preferences