Fantayso ballaaran oo ka dhacay degmada Tiyeegloow [Sawirro].

Sunday July 10, 2022 - 17:20:47
Liibaan Jeexoow
Magaalada Tiyeegloow ee gobolka Bakool waxaa ka socda damaashaadyo qeyb ka ah dabaal degyada lagu maamuusayo maalmaha farxadda Ciidul Adxaa.
Fantasyo ballaaran oo uu soo qaban qaabiyay maamulka islaamiga Bakool ayaa lagu qabtay fagaaraha weyn ee magaalada Tiyeegloow, waxaa lasoo bandhigay ciyaar dhaqameedyo ay ka qeyb qaadanayeen qeybaha kala duwan ee bulshada.

Hoos ka daawo sawirrada

Related Items

Update cookies preferences