Sawirro: Sidaan ayay ciidamada Wilaayada Islaamiga Gedo ula wareegeen saldhiggii KDF ee deegaanka Gerilleey.

Sunday July 16, 2023 - 11:18:05
Liibaan Jeexoow
Khamiistii lasoo dhaafay ciidamada wilaayada Islaamiga Gedo ayaa dagaal culus lula wareegay gacan ku heynta deegaanka Gerilley ee dhaca dhaca gobolka Gedo.
Sawirro cusub oo lagasoo qaaday deegaanka ayaa muujinaya ciidamada Jihaadiga ah oo ku sugan gudaha saldhiggii Gerilleey ee ay isaga baxeen ciidamada soo duulayasha Kenya kuwaas oo qeyb ka ahaa howlgalka ATMIS.

Hoos ka daawo sawirada saldhiggii Gerileey

Related Items

Update cookies preferences