Dibad baxyo lagu taageero Shacabka Falasdiin oo ka dhacay degmada Jilib [Sawirro].

Saturday October 14, 2023 - 21:04:58
Liibaan Jeexoow
Kumanaan kamid ah shacabka ku dhaqan magaalada Jilib ayaa isugusoo baxay fagaarayaal waxayna taageero umuujinayeen walaalahooda Falasdiin.
Shacabka ayaa ku dhawaaqayay erayo ka dhan ah Yahuudda ayna kula duubanyihiin shacabka falasdiiniyiin ee geesiyaasha ah.

iskusoo baxayaasha ayaa bogaadiyay xoogaga Muqaawamada Falasdiin ee isbuucii lasoo dhaafay weerarada culus ku laayay askarta Yahuudda

Related Items

Update cookies preferences