Sidaan ayay Jihaadiyiintu ula wareegeen deegaanka Barujeed duleedka Guriceel.

Sunday October 15, 2023 - 20:23:24
Liibaan Jeexoow
Mu'asasada Alkataa'ib ayaa faafisay sawirrada weerarkii cuslaa ee saaka ka dhacay deegaan Barujeed ee duleedka Guriceel.
Sawirradan oo lagu faafiyay baraha bulshada waxaa kasoo muuqanaya meydadka tobanaan askari iyo jihaadiyiinta oo gacanta ku dhigaya gaadiid dagaal

Related Items

Update cookies preferences