Guddiga Maareynta Fatahaadaha oo Raashin iyo Daawo ka qeybiyay Hargeysa Yareey [Sawirro].

Tuesday November 28, 2023 - 11:21:54
Idriis Ali
Guddiga Maareynta iyo fatahaadaha Xarakada Al Shabaab ayaa weli sii wada gurmadka uu ufidinayo dadka dhibaataysan ee ku saamoobay fatahaadaha.
Deegaanka Hargeysa Yareey ayuu guddigu ka qeybiyay gargaar isugu jiray raashin,Baco iyo dawooyin.

Boqolaal qoys ayaa ka faa'iidaystay gargaarka uu guddigu gaarsiiyay deegaanka Hargeysa Yareey oo kamid ah deegaannada uu sida aadka ah ugu fatahay webiga Jubba.

Related Items

Update cookies preferences