Sawirro:Jabhadda Al Nusrah oo Dhul Hor leh Kala Wareegtay Nidaamka Suuriya.

Tuesday July 22, 2014 - 11:46:50
Super Admin
Ciidamada mujaahidiinta Jabhadda Al Nusrah ayaa guulo ka gaaray dagaallo ay gobolka Xammaah ee wadanka Suuriya ay kula galeen ciidamada nidaamiga bashaar Al-asad.


Tuulada Al-Rahjaan oo uu kasoo jeedo wasiirka difaaca Suuriya ayay mujaahidiintu qabsadeen waxaana halkaasi lagu dilay 50 kamid ah ciidamada Nuseyriga sida lagu xaqiijiyay bayaan sawirro watay oo kasoo baxay mu’asasada Al-Manaarah ee ah garabka warbaahineed ee Jabhadda Nusrah.




















Related Items

Update cookies preferences