Sawirro

Daawo Sida looga ciiday deegaanka Buq-Aqable ee gobolka Hiiraan.
Si la mid ah magaalooyinka kale ee wilaayaadka islaamiga ah waxaa maanta magaalada Buq'aqable ee xarunta WI ah ee Hiiraan si wayn looga dabaal-degay munaasabadda ciidul-adxaa, dadweyne aad u fara badan oo isaga kala yimid xaafadaha kala duwan ee magaalada,
Sidee looga ciiday degmada Galhareeri [Sawirro].
Degmada Galhareeri ee wilaayada Galgaduud ayaa waxay ka mid tahay degmooyinka maanta sida wayn looga ciiday, dadweyne aad u fara badan ayaa soo buuxdhaafiyay fagaaraha magaalada ee lagu oogo salaadaha,
Daawo Sawirro: Sida looga Ciiday degmada Xiindheere G/gaduud.
Degmada Xiindheere ee wilaayada islaamiga ah ee Galgaduud waxay maanta dadkeedu goob fagaare ah ku oogeen labada rakcadood salaadda ciidul-adxal mubaarak, waxaana fagaaraha soo xaadiray boqollaal ka mid ah bulshada magaalada si ay halkaas ugu oogaan salaadda.
Update cookies preferences