Daawo Sawirrada: Magaalada Jilib oo si heer sare ah looga oogay Ciidul Adxaa.

Wednesday June 28, 2023 - 12:06:12
Liibaan Jeexoow
Magaalada Jilib ee wilaayada Islaamiga Jubbooyinka ayaa maanta si heer sare ah looga ciiday munaasabaddda Ciiddul Adxaa 1444 Hijri.
Kumanaan katirsan shacabka magaalada ayaa salaadda ciidda ku tukaday goob fagaare ah kadibna waxaa billaawday dabaal degyo lagu weynaynayo munaasabaddan barakaysan.

Related Items

Update cookies preferences