Madaxweyne Farmaajo Nadiif maka yahay Tuuganimo, Musuq maasuq iyo Shisheeye kalkaalnimo? [Dhageyso Wareysi].

Wednesday June 26, 2019 - 09:56:35
Liibaan Jeexoow
Gar aad naqaysid oo kugu noqonaysa ayaa jirta'e Farmaajo wuxuu yiraahdaa tuug iyo musuq maasuq shisheeye raac iyo qabyaaladeyste layma tusi karo ee isagu arrimahaas maka fayoowyahay?.

Su'aalahaas waxaa si waafi ah uga jawaabaya Aqoonyahan C/qaadir Cali Yaroow  oo kamid ah Indheer garadka Soomaaliyeed xilli uu uwarramayay Idaacadda Islaamiga Alfurqaan

Halkan ka degso Wareysiga oo dhammeystiran ama hoos ka dhageyso


Related Items

Update cookies preferences