Fantasyo cajiib ah oo loogu dabaal degayo munaasabadda Ciidda oo lagu qabtay degmada Saakow (Sawirro).

Monday July 11, 2022 - 16:50:44
Liibaan Jeexoow
Maalintii shalay fagaare weyn oo ku yaalla degmada Saakow ee wilaayada islaamiga ah ee Jubooyinka waxaa mar kale ka dhacay fantasyo cajiib ah oo ay dadku aad ugu riyaaqeen.

Ciyaaro kala duwan iyo bandhigyo cajiib ah ayay rag katirsan Millatariga Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab kusoo bandhigeen fagaaraha.

Hoos ka daawo Sawirrada

Related Items

Update cookies preferences