Daawo Sawirrada: Khasaaraha ciidamada Liyuu Booliska lagu gaarsiiyay dagaalkii deegaanka Aato.

Friday July 29, 2022 - 15:13:46
Liibaan Jeexoow
Xafiiska Warfaafinta Al Shabaab ayaa faafiyay sawirrada dagaalkii cuslaa ee saaka ka dhacay deegaanka Aato ee gobolka Bakool.
illaa 80 sawir ayaa lafaafiyay kuwaas oo laga dheegan karo khasaaraha lixaadka leh ee ciidamada Liyuu Booliska Xabashida Itoobiya kasoo gaaray dagaalka.
Al Shabaab waxay sheegeen in dagaalka ay ku dileen in kabadan 103 askari islamarkaana ay gacanta ku dhigeen saanado hub ah.

Sawirrada ayaa laga dheegan karaa Meydadka maleeshiyaadka Liyuu Booliska kuwaas oo ku hoobtay qaraxyo lala beegsaday iyo togasho ay ugeysteen ciidamada wilaayada Islaamiga Bakool

Halkan ka daawo sawirro dhammeystiran RAR

ama hoos ka daawo qaar kamid ah sawirrada

Related Items

Update cookies preferences