Daawo Sawirrada: Hubkii Liyuu Booliska looga qabsaday dagaalkii Aato oo lasoo bandhigay.

Monday August 01, 2022 - 17:01:46
MeMO Staff
Xafiiska Warfaafinta dhaq dhaqaaqa Al Shabaab ayaa faafisay sawirrada hubkii ciidamada Liyuu Booliska looga qabsaday dagaalkii xooganaa ee dhacay Jimcihii lasoo dhaafay.
Sawirrada lafaafiyay waxaa kasoo muuqanaya gaari Cabdi Bile ah oo ay ku buufsantahay astaanta ciidanka Itoobiya, tobanaan qori iyo Maxbuus lagu qabtay dagaalkii Aato.

Hoos ka daawo sawirrada.

Related Items

Update cookies preferences