Sawirro+Codad: Beesha Waceysle Abgaal oo sheegtay in ay ka hortagayso dagaalka uu Iclaamiyay Xasan Sheekh.

Wednesday October 19, 2022 - 13:30:48
Liibaan Jeexoow
Kadib kulan ballaaran oo odayaasha iyo waxgaradka beesha Waceysle Abgaal ay ku yeesheen magaalada Galcad ee gobolka Galguduud ayay kasoo saareen go'aan ka dhan ah colaadda uu abaabulayo Xasan Sheekh Maxamuud.
Hormuudka beesha Waceysle Abgaal ayaa kasoo horjeestay dagaallada uu Xasan Sheekh ka hurinayo gobollada dalka waxayna wacad ku mareen in ay la dagaallami doonaan maleeshiyaadka dowladda haddii ay weerar kusoo qaadaan deegaannada beeshu degto ee Mudug iyo Galguduud.

Halkan ka dhageyso Bayaanka beesha MP3
Halkan ka dhageyso waxgarkada beesha
Halkan ka dhageyso kalimadda suldaanka MP3

Hoos ka daawo sawirrada kulanka

Related Items

Update cookies preferences