Maamulkii Islaamiga oo dib uga shaqa billaabay degmada Ceeldheer [Sawirro].

Wednesday August 30, 2023 - 18:07:37
Liibaan Jeexoow
Dhammaan magaalooyinka iyo deegaanada dhaca bariga gobolka Galguduud waxaa dib ugusoo laabtay maamulladii Islaamiga ahaa ee horay uga talin jiray.
Magaalada Ceeldheer ee xeebta ku teedsan waxay kamid tahay magaalooyinka ay isaga baxeen maleeshiyaadka dowladda waxaana dib ula wareegay Al Shabaab.

Sawirro lagasoo qaaday magaalada ayaa muujinaya in jihaadiyiinta oo fagaaraha magaalada ku sugan, inkastoo magaalada laga qaxay hadane mas'uuliyiinta wilaayada Galguduud ayaa shacabka ugu baaqay in ay dib usoo laabtaan.

Related Items

Update cookies preferences