Jihaadiyiinta oo howlgallo amniga lagu sugayo ka fuliyay degmada Qoryooleey [Sawirro].

Monday September 04, 2023 - 17:37:00
Liibaan Jeexoow
Ciidamada wilaayada Islaamiga Sh/hoose ayaa howlgal roondayn ah ka fuliyay degmada Qoryooleey ee ku teedsan webiga Shabeele.
Howlgalka oo ahaa mid lagu sugayo ammaanka ganacsatada ayaa yimid kadib markii ay maleeshiyaadka dowladda  isbaarooyin tira beel ah soo dhigteen gudaha magaalada iyo hareeraheeda.

Related Items

Update cookies preferences