Daawo Sawirrada qaabkii uu u dhacay dagaalkii Ceel-lahelay ee askarta badan lagu laayay.

Saturday September 16, 2023 - 12:44:22
Liibaan Jeexoow
Tobanaan sawir oo lagu faafiyay baraha bulshada ayaa muujinayay khasaaraha lixaadka leh ee ka dhashay dagaalkii cuslaa ee shalay ka dhacay deegaanka Ceel-lahelay.
Sawirrada waxaa lagu arkayaa jihaadiyiinta oo ka dagaallamaya gudaha Ceel-lahelay iyo meydadka ciidanka dowladda oo goobta daadsan.

Sidoo kale sawirradan uu faafiyay xafiiska Warfaafinta XSHM ayaa lagu arkayaa gaadiid dagaal oo laga furtay ciidamada dowladda iyo kuwa lagubay.

Halkan ka daawo sawirrada oo dhammeystiran PDF

Related Items

Update cookies preferences