Press Release: AMERICAN WAR CRIMES AGAINST WOMEN AND CHILDREN IN SOMALIA.

Saturday September 23, 2023 - 13:04:47
Liibaan Jeexoow
Xafiiska siyaasadda iyo wilaayaatka Al Shabaab ayaa ku eedeeyay dowladda Mareykanka in ay mas'uul ka tahay duqeyn dad shacab ah lagu laayay oo shalay ka dhacday Koonfurta Soomaaliya.
Warsaxaafadeed ku qornaa luqadda Enghlish-ka ayaa lagu sheegay in duqeyn ka dhacday deegaanka Buurdhuxunlle lagu dilay 8 ruux oo dhammaantood ahaa haween iyo carruur.

Halkan ka akhri bayaanka PDF

Related Items

Update cookies preferences