Sawirro: Dibad baxyo lagu taageero Falasdiin laguna diidanyahay Yahuudda oo ka dhacay Sh/hoose.

Friday October 13, 2023 - 11:03:30
Liibaan Jeexoow
Dibad baxyo ballaan ayaa ka billaawday degmooyinka iyo deegaannada ay ka jiraan maamullada Islaamiga ah Koonfurta iyo bartamaha dalka Soomaaliya.
Boqolaal qof ayaa isugusoo baxay deegaanka Kuunyo Barroow ee Sh/hoose, dadka iskusoo baxay ayaa taageerayay howlgalka Duufaanta Al-aqsaa ee ka dhanka ah Yahuudda.

Iskusoo baxayaasha ayaa ku qeylinayay erayo ka dhan ah Yahuudda iyagoo taageero umuujinayay muqaawamada Falasdiin.

Related Items

Update cookies preferences