Tani Waa Qazzada hurdada u diiday reer galbeedka

Monday November 06, 2023 - 16:25:43
Idriis Ali
Waa ciwaanka maqaal ay baahisay mu'assasada warbaahineed ee As-Saxaab oo uu qoray Saalim Ash-Shariif oo kamid ah qoraayaasha majallada Umatun Waaxida, oo taabacsan Lajnada Warfaafinta ee Mujaahidiinta Al-Qaacida.
Maqaalkan, wuxuu waqafaat iyo isdul taag ku sameynayaa weerarkii xooganaa ee Duufaanta Al-Aqsaa iyo raddu ficilka xigay ee ay sameeyeen isbaheysiga Sahyuu Saliibiga ee Maraykanka iyo Yahuudda, iyo xitaa kan maxalliga oo ka dhigan dowladaha ka jira caalamka Islaamka.

Waqfada koowaad oo ciwaan looga dhigay aroornimadii 07-da Octobar waxay ahayd nuur iyo naar, ayuu qoraaga maqaalka Saalim Ash-Shariif wuxuu ku sheegayaa in camaliyadda Duufaanta Al-Aqsaa ay noqon doonto mid sanado badan lagu diraaseyn doono Jaamacadaha caskariga ee kajira caalamka.

"Ciidamada Allaah ayaa ku dhaqaaqay camaliyad xaga istiraatiijiyadda marka laga hadlayo ay aad uga hadli doonaan Jaamacadaha caskariga ee kajira caalamka, xaga Taktiika marka laga eegana waxay kaga dhigneyd howlgal ay fulisay xarako taagdaran oo maalin soo martay dunida, wuxuu ahaa weerar barri, bad iyo cirba ka wada socda, waxaana qaaday xarako dooneysa iney xureyso shacabkeeda, oo ay iska difaacdo cadow heysta dhulkeeda, wuxuuna weerarku ka gudbay derbiyadii qalabyada dakiga ah ku xirnaayeen, isagoo xaqiijiyay mufaaja’o ka yaabisay cadowga Israa’iil, waxaana weerarkaas ku burburey guutadii koonfureed ee ciidamada Yahuudda, iyadoo ay ka argagaxeen madaxda reer galbeedka iyo kuwa Yahuudda” ayuu leeyahay qoraaga maqaalkan ay baahisay mu’assasada warbaahineed ee As-Saxaab.

Wuxuu howlgalka Duufaanta Al-Aqsaa buutka kula tuntey mala awaaladii ay ka faafinayeen ciidamada Yahuudda ee ay ku sheegeen inuu yahay ciidan aan la jebin karin, wuxuu sidoo kale laayay inbadan oo kamid ah ciidamadii Yahuudda ee duqeynta ku leynayay muslimiinta Qazza, iyadoo uu sidoo kale howlgalku gacanta kusoo dhigay maxaabiis badan, iyo ducumentiyo muhiim ah oo ku saabsan xogaha ciidamada Yahuudda, gaar ahaan guutada Qazza loogu magacdaray ee deganeyd xeyndaabka Jiidda Qazza.

Wuxuu leeyahay Saalim Ash-Shariif " waxay camaliyadan barakeysan hadafkeedu weyn ahaa in la rido xukuumadda Sahyuuniyiyadda, lana joojiyo xadgudbyada ay ka wado barxadaha masjidka Al-Aqsaa, in xabsiyada laga soo saaro maxaabiista muslimiinta ee ay Yahuuddu dhibaateynayaan”.

Waqfada labaad, wuxuu qoraagu ku sameynayaa raddu ficilkii Yahuuddu ka sameeyeen howlglaka Duufaanta Al-Aqsaa, isagoo tilmaamaya in Yahuuddu aaney lahayn wax istiraatiijiyad caskari ah oo dheer, ujeedka iyo tallaabada ay qaadayaanna tahay keliya iney wax gumaadaan.

" Cadowga Sahyuuniyadda ma heysto fikir milliteri, taberna uma hayo inuu keensado istiraatiijiyad dagaal, waxaa intaa sii dheer doqonnimada iyo sida uu ugu daganyahay awoodiisa, mana fahamsana waxa loola jeedo kalimadda ah " Istiraatiijiyadda ka bixitaanka”, sidaasi darteed wax mustaqbal ah kuma lahan gumeystaha mandiqadda, fakar ahaan gumeystuhu waa mid naafo ah, qalbi ahaanna waa mid indhool ah, istiraatiijiyad ahaanna waa mid jaahil ah, qabrigiisa ayuuna cijihiisa ku qodanayaa, sidaasi darteed wuxuu ku tiirsanyahay labo arimood oo keliya, inuu baryo reer galbeedka, iyo inuu soo celiyo howlgalladii milliteri ee uu horey u qaaday” ayuu leeyahay qoraaga Saalim Ash-Shariif oo qoray maqaalkan ciwaanka looga dhigay "Tani Waa Qazzada hurdada u diiday reer galbeedka” ee ay baahisay mu’assasada warbaahineed ee As-Saxaab.

Hadafka ra’iisiga ah ee ay Yahuuddu sheegeen iney ka leeyihiin duulaanka ay ku qaadeen Qazza, wuxuu qoraagu tilmaamayaa inuu lamid yahay kii uu Bush ku dhawaaqay markii uu ciidankiisa kusoo duulayya dalka Afqaanistaan, waa in la tuuraa nidaamka maamul ee kajira Qazza, laguna bedelaa nidaam dimuqraadi ah oo u kireysan reer galbeedka, hubka yaala Jiidda Qazzana laga fara maroojiyaa reer Qazza.

Tallaabooyinka ay u qaadeen xaqiijinta ahdaaftaas, waxaa kamid ah in silsilado duqeymo ah oo illaa hadda socda ku garaacaan Jiidda Qazza, iyadoo celcelis maalinkiiba hal tan oo maadooyinka qarxa ah lagu garaco magaalooyinka kala duwan ee Jiidda Qazza.

Waxay Yahuuddu si indho la’aan ah u beegsanayaan goobaha dadweynaha, sida isbitaallada, masaajidda, xarumaha waxbarashada qeybahooda kala duwan, goobaha ganacsiga, xarumaha warbaahinta, wariyaasha kasoo waramaya Jiidda Qazza.

Waxay sidoo kale go’doomiyeen Jiidda Qazza, iyagoo si gaar ah Qazza kaga jaray magaalooyinka kale, taasoo ka dhigan iney duqeymo ku garaacaan gaari weliba oo ka baxa Qazza ama soo gala, waxay sidoo kale duqeeyeen gawaarida gurmadka sida iyo kuwa gargaarka deg-dega ah.

Waqfada sadexaad ee uu Saalim Ash-Shariif kusoo bandhigayo maqaalkiisa, waa isdultaag uu ku sameynayo galleyrada dagaalka oo uu kaga jeedo Muqaamawada, wuxuuna leeyahay " markaad aragto muuqaallada Afhayeennada u hadlaya Mujaahidiinta oo kasoo muuqanaya Shaashadah, waxay ka dhigantahay rajo weyn, inkastoo uu wejiga u duubanyahay hadana indhahooda ayaa diraya fariimo ay kamid tahay Iimaanka buuxiyay quluubtooda, codkoodana wuxuu ka tarjumayaa Yaqiinta ay Rabidooda ka qabaan, kalimaatkooda ayaana kuugu soconaya sida dhibicda roobka oo kale, oo aaney jirin cid is hortaagi karta, dhabnimada xuruufta ay ku hadlayaan iyo wanaageedana waxaa u furmaya caqligaaga ka hor qalbigaaga, kalimaatkoodana waxay xambaarsanyihiin go’aan, turid, hammi, go’aan, run iyo jacayl” ayuu leeyahay Saalim Ash-Shariif, oo ah xubin katirsan usrada majallada Umatun Waaxida ee taabacsan Al-Qaacida.

Marka laga hadlayo raddu ficilka Maraykanka iyo dowladaha reer galbeedka, wuxuu Saalim Ash-Shariif tilmaamayaa in Biden uu kujiray rajo beelka la xiriira in dib loogu doorto madaxweynaha Maraykanka, markii uu soo gaaray qeyla dhaanta Natin Yaahu, Luubiga Yahuudda ee Maraykanka ayaana u muuqda mid kula gorgortay Biden si ay markale uga dhigaan madaxweynaha Maraykanka inuu taageero maamulka Yahuudda, markaas ayuu si adag u sugay Biden inaanu waxba ka hagran doonin Kayaanka Sahyuuniga ah ee gumeysiga ku heysta dhulka muslimka ah ee Filastiin.

"Waxaa intaa dheer in Joe Biden uu bilaa xishood uga been sheegay kaamirooyinka hortooda, isagoo tilmaamaya in mujaahidiinta Filastiin ay madaxyada ka jareen caruurta Yahuudda, qeyla dhaantiisa u qiil raadinta Yahuudana, waxaa ka jawaabay waayeel 70 jir Ameerikaan ah oo tooreeyay wiil Filastiini ah oo 7 sano jir ah, kaasoo ku noolaa dalka Maraykanka” ayuu leeyahay Saalim Ash-Shariif.

Wuxuu maqaalka uu qorey Saalim Ash-Shariif sidoo kale farriin ugu direy dowladaha deriska la ah Filastiin sida Urdun, Masar iyo Lubnaan, wuxuuna ku yiri " Waxaad xirteen marinnada Qazza, idinkoo ku andacoonaya inaaney soo noqon markale barakicinta reer Filastiin sidaba dhacday sanadkii 1948-dii, idinkoo khushuucsan ayaadna is hortaagteen in kolonyada gurmadka ay gasho Qazza, idinkoo Sahaaynida ka sugaya iney idin ogolaato inaad gudaha u gashaan, Wallaahi waxaas aad sameyneysaan waxaa ku qoslaya haweenka gablamay ee Qazza, ma intaas oo keliya ayaad awoodaan? Haddii ciidankiinu cadiinta ka badatay aanay awoodin xureynta Filastiin kadib 75 sano oo gumeysi ah, hogaanka ku wareejiya dad arinkaas awooda, ama bakhaarada hubka ah u fura ciidanka inta daacadda ah, iyo shucuubta, si ay u jihaadaan, aqoonta ay u leeyihiin caskariga iyo daacadnimadooda ayayna ku xaqiijin doonaan ahdaaf waaweyn, waxayna horkici doonaan dagaal lagu soo afjaro wujuudka Yahuudda ee mandiqadda, sidaba horey u dhacday oo reer Afqaanistaan oo aan soo marin wax kulliyad milliteri ah ay dalkooda uga ceyriyeen Maraykanka iyo Isbaheysiga Nato” ayuu yiri Saalim Ash-Shariif.

Isagoo qoraalkiisa sii wata wuxuu yiri Saalim " Shucuubta umadeena waa iney ka kor tallaabsato, sidaba Mujaahidiintu uga tallaabsadeen difaacyada cadowga Sahyuuniga ah aroornimadii 07-dii Octbar, wiilasha umadda ee kunool Masar, Shaam, Urdun, Jaziiratul Carab, Ciraaq iyo Turkiga, ogaada in Jihaadku waajib ceyni ah idin ku yahay, ee kuwa tababaran yaaney ka habsaamin iney xoog ku galaan marinnada iyo xuduudaha, oo ay la tansiiqiyaan walaalahooda jooga Qazza, kuwa awooda fulinta camaliyaadka gaarka ahna waxaan leenahay, ha u ogolaanina maraakiibta ku socota Yahuudda iney kasoo gudbaan badda cas, qabaa’illadeena dulmi diidka ah ee Seynaa iyo Urdun deganna waxaan leenahay, ha u ogolaanina dhuumaha shidaalka iney halkaas maraan, ama ay gaaraan Yurub iyo Maraykanka, qoraayaasha iyo abwaannadana waxaan leenahay, haddii uu idin dhaafay Jihaadka seyfta, yaanu idin ka fakan Jihaadka kalimadda iyo inaad keentaan afkaar wax ku ool ah, muslimiinta inta soo harteyna waxaa la idin kaga baahanyahay inaad afduubtaan Yahuudda iyo reer galbeedka oo aad ku dishaan goob weliba, sidoo kalena ku dadaala inaad gubtaan wax weliba oo kamid ah danaha Yahuudda, waana arin aad u fudud” ayaa lagu yiri maqaalka ciwaanka looga dhigay "Tani Waa Qazzada hurdada u diiday reer galbeedka” ee ay baahisay mu’assasada warbaahineed ee As-Saxaab.

Related Items

Update cookies preferences