Sidaan ayaa ciidamada dowladda loogu laayay duleedka deegaanka Cammaara [Sawirro].

Monday December 25, 2023 - 17:46:41
Idriis Ali
Mu'asasada Alkataa'ib oo ah garabka warbaahineed ee XSHM ayaa faafisay sawirro hordhac ah oo lagasoo qaaday dagaalkii cuslaa ee shalay ka dhacay duleedka deegaanka Cammaara Koonfurta Mudug.
Sawirrada ayaa muujinaya khasaaraha lixaadka leh ee ciidamada dowladda gaar ahaan kuwa Gorgor kasoo gaaray dagaalkii cuslaa ee shalay ka dhacay Koonfurta Mudug.

Halkan ka daawo sawirrada oo dhammeystiran PDF

Related Items

Update cookies preferences