Ciidamo katirsan Yahuudda oo marinka Rafax lagu dilay.

Saturday May 11, 2024 - 08:29:41
Liibaan Jeexoow
Khasaara Lixaad leh ayaa markale dhabarka loo saariyay ciidamada Yahuudda Sahyuuniyadda ee duullaanka ku qaaday magaalada Qaza ee dhulalka Falasdiin.
Wararka ka imaanaya mandiqadda Rafax ayaa sheegaya in qaraxyo iyo weeraro toos ah oo shalay dhacay lagu dilay 4 katirsan ciidamada Yahuudda halka ay dhaawacyo halis ah soo gaareen sedax kale.

Dhinaca kale xoogaga muqaawamada ayaa shalay sawaariikh roobka uga dhigay magaalada Bi'ru Sabax ee Yahuuddu gummeysato.

Related Items

Update cookies preferences