Daawo Video: Alkataa'ib oo muuqaal cajiib ah kasoo saartay dagaalkii Ceeldheer.

Tuesday June 11, 2024 - 20:14:03
Liibaan Jeexoow
Mu'asasada Alkataa'ib ayaa baahisay Filim cusub oo lagasoo bandhigo dagaalkii cuslaa ee maalmo ka hor ka dhacay degmada Ceeldheer gobolka Galguduud bartamaha Soomaaliya.
Muuqaalkan oo ladaawan karo qadar 16 daqiiqo ah ayaa lagusoo bandhigayaa jihaadiyiinta la wareegaya gacan ku heynta magaalada Ceeldheere iyo dhammaan saldhigyadii ciidanka dowladda.

Al Shabaab ayaa gaadiid dagaal iyo maxaabiistii ay ku qabsadeen kusoo bandhigay filimkan.

Halkan ka daawo Filimka

Related Items

Update cookies preferences