Mas'uul katirsanaa CID-da dowladda oo Muqdisho lagu dilay.

Thursday June 13, 2024 - 21:04:08
Liibaan Jeexoow
Rag hubaysan oo katirsan Al Shabaab ayaa gudamaha magaalada Muqdisho ku dilay sarkaal sare oo katirsanaa dowladda Federaalka Soomaaliya.
ilo wareedyo ayaa sheegaya in xaafadda Macallin Nuur ee degmada Dharkeynleey lagu dilay madaxii Zaadka hay'adda CID-da kaasi oo magaciisa lagusoo gaabiyay Cabdinaasir.

Al Shabaab ayaa sheegtay mas'uuliyadda weerarkan sida ay baahisay Andalus.

Related Items

Update cookies preferences