Dhageyso: Muxaadaro ku saabsan fadliga soonka Maalinta Carafo iyo Sunnada Udxiyada.

Friday June 14, 2024 - 21:39:33
Maalinta Berri ah waa sagaalka bisha Carafo 1445 Hijriya, sida ku cad axaadiithta saxiixa ah ee Nabiga laga wariyay soonka maalintaas wuxuu leedahay fadli dheeri ah.
Hadaba shacabka Soomaaliyeed ee Muslimka ah waxaan ku baraarujinaynaa in ay ka faa’iidaystaan maalintan kheyrka badan.

Sheekh Abuu Muslim oo kamid ah culimaa’udiinka soomaaliyeed ayaa jeediyay kalimad qiima badan oo ku saabsan kheyrka 10-ka maalmood ee bishan Carafo isagoona sharaxaad dheeri ah ka bixiyay sunanka laga doonayo muslimiinta maalmaha 9-aadka iyo 10-aad.

Halkan ka dhageyso Muxaadarada Sheekh Mukhtaar Abuu Muslim MP3


Related Items

Update cookies preferences