Dhageyso: Andalus oo Barnaamij Cajiib ah ka diyaarisay 2 sana guuradii kasoo wareegtay doorashadii Xasan Sheekh.

Thursday May 16, 2024 - 12:15:02
Liibaan Jeexoow
Barnaamijka Faafreebka Wararka ee kabaxa Idaacadda Andalus ayaa xalay lagu faaqiday 2 Sano kadib doorashadii Xasan Sheekh Maxamuud.
Qodobada lagu falanqeeyay waxaa kamid ah halkee ayuu ku dambeeyey goodigiisii ahaa inuu Muddo laba sano gudahood ah ku burburin doono Awoodda Al Shabaab.

Barnaamijkan oo ahaa mid xiisa badan ayaa isdultaag ku sameeyay burburka baaxadda leh ciidamada dowladda kasoo gaaray weeraradii cagmarinta ahaa ee badankood ka dhacay bartamaha Soomaalia.

Halkan ka dhageyso Barnaamijka MP3

Related Items

Update cookies preferences