Warbixinno

qaar kamid ah askartii iyo saraakiishii lagu dilay Gaaday
Dagaalkii Gaadaay iyo dareenka Beesha Sacad W/Q Muudey Macoow.
Shalay barqadii illaa maqribkii, waxay dagaallo qaraar ka dheceen deegaanka Gaaday ee koonfurta gobolka Mudug, halkaas oo ay ciidamada DF, kuwa maamulka Galmudug iyo kuwa beesha Sacad weerar ku qaadeen ciidamo Al-Shabaab ah oo difaacyo ku leh dhulka hawdka ah ee duleedka degmada Wisil.
XEERARKA DAGAALKA IYO COLAADDA SOOMAALIYA [Warbixin]..
Cilmiga ciidanimadu wuxuu ku leeyahay, cadaw hadii uu kusoo weeraro oo ay xabad kugu billaabato, ha deg degin, hana qalqalin. Ugu horeyn gabaad gal (cover), kadib hubso halka ay xabadu kaaga soo dhacayso, ugu dambayna rasaas ugu jawaabtaa halka lagaa soo xabadaynayo. Waa xeer dagaal oo lagu tababaro…
Dagaal ka dhex qarxa Ethiopia iyo Eritrea wuxu fursad u yahay Alshabaab.
Toddobaadkii ina dhaafey waxa aad loo qaadaa dhigayey dagaalka muxtamalka ah ee u dhexeeya Ethiopia iyo Eritrea. Waxaana wararku sheegayeen in Abiy uu ciidan xooggan geeyay deeganka Wolqayt oo hore uga tirsanaa deegaanka Tigrey laakiin Axmaaradu ay qabsatey intii Abiy uu dagaalka kula jirey TPLF.
Wax ka ogow calooshood u shaqeystayaasha Wagner Group.
Muddo dheer waxa dunida caadi ka ahaa isticmaalka ciidammo murtasiqo ah kuwaas oo hadba meeshii looga baahdo tagi jirey. Markii ugu horreysay ee la arko ciidammo calooshood u shaqeystayaal ah waxa lagu sheegaa qarnigii 12aad.
Update cookies preferences