Maqaal siyaasadeed.

Wednesday May 18, 2022 - 11:09:25
Liibaan Jeexoow
Waxay ahayd 15 may 2022 maalin dadka soomaaliyeed loogu mudeeyay ka dib dibudhacyo iyo is jiid jiid aan tiro lahayn in ay 329 xildhibaan ee ku yimid 4.5 (awkward standrad) ay u soo xuli donan.
dabcan inan kalimada doorasho (election) isticmaali waayo waa wax doodeda yeelankarta waayo waxay ku timaadaa xeerar iyo qaabab ( les normes internationales)ay isla meel dhigteen aduuunkan ku dhaqma mabaadida waxan loo yaqaan (Democrasy) ciddii hoggaamin lahayd afarta sano ee socota dalkan kasoo daalay dagallada iyo fashillada siyasadeed ee wehelka la noqday noloshooda sababtu waxay doonto ha noqoto sida umada somaliyed oo valueskedi ka tagtay faragelin shisheye, qabyaalad iyo waxi la halmaalaba.

Si kasaba ha noqotee waxa natijadi codadki la dhiibtey ku so idlaadeen in Hassan shekh ku si baxo kursigi madaxweynaha uu horay u so qabtay kal hore oo la oga waxqabadkissi iyo dhaqanki laga arkay hogaankiisa taasoo umada soomaaliyeed waxbadan ka marqati kacayan dibudhici iyo amaano xumadii hogaankasi la yimid taso aniga iga baahneyn inaan halkan ku qodobeyo sababtuna wa anigu ku iri akhristow cirku wa inaga koreeyaa sidas awgeed so noqoshadisu ma ku qancayaan mana cajabinayso umada somaliyed inu treenka ama gaarigan marki horeba halka jiho lagu shakaalay socodkiisa inuu darawal horay loo soo tijaabiyay uu shukaantisa soo faristo wa nasiibxumo kale dalkan xaqiiqfi sidan qabo la so deristay hadise waxun daren ahi ku jiro koxda hassan shekh ee dadku ku naaneysan DAMUL - JADIIDt bal kuwan (N &N) aad kala wareegaysan darawelnimada halka jiho ah fadllan waxyaabihi ay ka muujiyen nuuc waxqabad sida qabkii iyo mushaaradki shaqaalaha iyo waxi lamida ah haba yaradaanee sidoodi ha u si socdaan hadi kale.

hadii kale filashada iyo quluubta umadda ninki og ba og heerka umada la gaarsiiyay xagan qabyaalada waxyaabaha akhristow iga yaabiyay xulashadi malinti axada ee 15ka mey waxa igu dareyd marki habeenki saqbarka lagu garay codeynti in gabar yar 4 jira o carrurteyda ugu yar ay i weydisay waagu marku dilaacay suaal ah aabo musharax X hebel oo waregi labaad ku haray ma guuleystay calashaan xubnaha kale e qoyska ayaa wada taagersana musharax X madama uu reerka yahay ayayna ka maqleysay !!!!!.. Cala ayi xaal umadani xalkedu waa waxay aaminstahsy wa in dawladnimadeedu ku salaysnaato qabyaaladana ay dhabarka ka tuuraan yar iyo weynba waa hadii
guul hada iyo hadhowba ah la doonayo.

Plotical analyst
Mustafa.Ahned Gedi
615991339 Whatsapp
 

Related Items

Update cookies preferences