Sawirro: Magaalada Jilib oo si weyn looga damaashaaday Munaasabadda Ciidul Adxaa.

Saturday July 09, 2022 - 18:17:15
Liibaan Jeexoow
Tobanaan kun oo kamid ah shacabka ku dhaqan wilaayada Islaamiga Jubbooyonka ayaa maanta munaasabadda Ciiddul Adxaa ka oogay magaalada Jilib ee Jubbada dhexe.
Labada Rakco ee salaadda Ciidda ayaa lagu tukaday fagaaraha weyn ee macallin Aadan Xaashi Ceyroow, mas'uuliyiin katirsan wilaayada Islaamiga Jubbooyinka oo uu ugu horreeyo Sheekh Max'med Abuu Cabdalla ayaa shacabka lahadlay.

Markii ugu horraysay carruurta agoonta ayaa loo sameeyay maamus gaar ah iyagoo ku damaashaaday bartamaha magaalada Jilib.

Hoos ka daawo sawirrada sida Jilib looga ciiday

Related Items

Update cookies preferences