Sawirro: Maalmo ka hor Inta aysan DF qabsan Aadan Yabaal & Maanta.

Wednesday December 14, 2022 - 16:33:30
Liibaan Jeexoow
Aadan Yabaal ayaa muddo ka badan 12 sano lagu maamulayay shareecada islaamka, magaaladan ayaad aad dhisantay sanadadii nabadda waxayna ku tallaabsatay horumar dhan walba ah.
Gudiga gurmadka abaaraha ee Xarakada Al-Shabaab ayaa raashin ka qeybiyay Aadan Yabaal maalmo yar ka hor inta aysan magaaladu ku dhicin gacanta cadowga.

Related Items

Update cookies preferences