Sawirro: Wilaayada Hiiraan Oo Xoolo Sako Ah Ka Qeybiyay Degmada Buq-Aqable.

Thursday December 29, 2022 - 17:44:49
MeMO Staff
Maktabka diiwaanka Sakawaatka wilaayada Islaamiga ah ee Hiiraan ayaa xoolo Sako ah ka qeybiyay degmada Buqaqable oo kamid ah dhulka lagu maamulo shareecada Islaamka.
Qoysas kamid ah kuwa ku nool magaalada ayaa ka faa’iideystay hawlaha sako qeybinta. Buqaqable waxaa ku nool bulsho badan waana degmo qadiimi ah oo kamid ah dhulka uu kasoo halgamay Sh/Xassan Barsane.

Zakada ayaa ah rukni ka mid ah arkaanta Islaamka, waana waajib sanad waliba laga doonayo inay gutaan dadka uu Allaah hantida siiyey, Xarakada Al-Shabaab ayaana dib usoo nooleysay ruknigaas la dayacay.

Related Items

Update cookies preferences