Sawirro: Diyaaradaha Mareykanka oo dad shacab ah ku duqeeyay degmada Galhareeri.

Thursday August 10, 2023 - 21:56:42
Liibaan Jeexoow
Wararka ka imaanaya gobolka Galguduud ee bartamaha dalka Soomaaliya ayaa sheegaya in duqeymo khasaara dhaliyay lagu beegsaday guryo dad shacab ah deganyihiin.
Ugu yaraan 1 ruux oo ahaa canug 3 sana jir ah ayaa ku dhintay qeynta halka ay ku dhaawacmeen 10 qof oo dhammaantood ahaa carruur iyo Haween.

Sawirro lagasoo qaaday goobaha laduqeeyay ayaa muujinayay burbur xooggan oo gaaray guryo ay shacab deganaayeen iyo dhaawacyada dadka rayidka ah.

Related Items

Update cookies preferences