Beesha Waceysle Abgaal oo soo bandhigtay ciidamo ay ku difaacayso Shareecada Islaamka [Sawirro].

Monday August 14, 2023 - 18:00:49
Liibaan Jeexoow
Beesha Wacaysle ee qabiilka Abgaal ayaa soo badhigay ciidamo beesha ah kuwaas oo qayb ka noqonaya ciidamada difaacaya ku dhaqanka shareecada Islaamka.
Suldaanka beesha iyo nabadoonnada oo ka hadlay munaasabadii lagusoo bandhigayay ciidamada ayaa wacad ku maray inay la dagaalami doonaan cid walba oo kusoo duusha deegaanadooda isla markaasna naf iyo maal ku bixinayaan sidii looga hortegi lahaa cadawga kusoo duulay shareecada Islaamka.

Wacaysle waa beesha uu kasoo jeedo madaxweynahaDF-ka Xassan Gurguurte sidaas oo ay tahay waxay iska diideen qorshihiisa Ashahaado la dirirnimada ah.

Related Items

Update cookies preferences