Sawirro: Shacabka degmada Jilib oo dhigay dibad bax ka dhan ah dowladda Kenya.

Thursday August 17, 2023 - 21:36:31
Liibaan Jeexoow
Dibad bax ay kasoo qeyb galeen boqolaal qof shacab ah ayaa ka dhacay degmada Jilib kaasi oo loogasoo horjeeday duqeymaha soo noq noqday ee diyaaradaha Kenya ka geysanayaan Koonfurta Soomaaliya.
Qeybaha kala duwan ee bulshada ayaa kalimado ka jeediyay dibad baxa waxayna dhaleeceeyeen xasuuqa ay Kenyaangu ugeysanayaan dadka shacabka ah.

Related Items

Update cookies preferences