Sidee udhacay dagaalkii khasaaraha badan dhaliyay ee Awdheegle [Sawirro].

Sunday September 10, 2023 - 20:32:31
Liibaan Jeexoow
Sawirro cusub oo lagasoo qaaday goobta dagaalka ee degmada Awdheegle ayaa muujinaya khasaaraha aadka uculus ee ciidamada dowladda soo gaaray.
Mu'asasada Alkata'ib ayaa faafisay sawirrada weerarkii saaka ka dhacay saldhigyada ciidamada dowladda ee Awdheegle, sawirrada ayaa lagu arkayaa meydad bilqan gudaha saldhigyada iyo jihaadiyiinta oo lawareegaya magaalada.

Sawirrada qaar oo aanan faafin karin sababa laxiriira argagaxa ka muuqda ayaad ka eegi kartaan halkan PDF

Hoos ka daawo qaar kamid ah sawirrada

Related Items

Update cookies preferences