Imaarada Islaamiga ah oo Xukunno Qisaas ah ku fulisay Gacan ku dhiiglayaal Carruur dilay.

Thursday February 22, 2024 - 17:21:28
Liibaan Jeexoow
Maxkamadaha Imaarada Islaamiga Afghanistan ayaa fuliyay xukunno qisaas ah kuwaas oo lagu fuliyay gacan ku dhiiglayaal geystay dilal kala duwan.

Fagaara kuyaal wilaayada Qazni ayaa xukun qisaas ah lagula fuliyay laba nin oo si ulakac ah udilay carruur.

Amarka lagu fuliyay xukunnada qiyasaasta ah waxaa ku saxiixan Amiirul mu'miniin almullah Beybatul amiirka guud ee imaarada islaamiga Afghanistan.

Goobta ay xukunnadan qisaasta ah ka dhacayeen waxaa soo xaadiray kumanaan kun oo muslimiin ah kuwaas oo ku faraxsanaa in dhulka Afghanistan lagu tadbiiqiyo shareecada Islaamka kadib 21 sano oo ay duullaan ku joogeen ciidamada saliibiyiinta Mareykanka iyo kuwa NATO.


Related Items

Update cookies preferences