Qoraaga Suldaan Garyare oo Qoray Buugga "Hormuud Habaabay" Wuxuu Si Faah Faahsan Uga Hadlayaa Khiyaanadii Maxaakimta.

Saturday June 20, 2015 - 05:51:59
Super Admin
Qoraaga Soomaaliyeed ee Maxamud Suldaan Galyare ayaa soo qoray Buugga "Hormuud Habaabay" oo ka sheekaynaya Maxaakiimtii iyo Khiyaanadii Shariif iyo kooxdii raacday.


Buuggan oo ku qoran luqadda Soomaaliga ayaa si cilmiyaysan uga hadlaya soo yaalka dhagarihii soomaaliya loo maleegay wuxuuna buuggu si gaar ah uga sheekaynayaa khiyaamadii ay ku kaceen Kooxdii shariif Sheekh Axmed madaxda ka ahaa iyo arrimo kale.

Maalmaha soo socda ayaan soo gudbin doonaa Buugga oo dhameystiran insha'allaah

Sawirka Guji si uu kuugu waynaado

http://wata.cc/up/2015/06/images/w-0195f6f7c8.jpg

Related Items

Update cookies preferences