Daawo Sawirrada: Gaadiid dagaal oo ciidamada dowladda looga qabsaday Weerarkii Burdaar.

Sunday November 13, 2022 - 13:08:44
Liibaan Jeexoow
Ciidamada dowladda Federaalka ayaa isaga baxay deegaanka Burdaar ee gobolka Hiiraan halkaas oo jimcihii lasoo dhaafay uu ka dhashay dagaal aad uculus.
Xoogagga Al Shabaab ayaa weerarkii cuslaa ee ay ku qaadeen saldhigga ciidanka dowladda Burdaar waxay kusoo furteen gaadiid dagaal iyo sahay melleeteri.

Sawirro hor leh oo lagasoo qaaday goobta dagaalka ayaa muujinayay jihaadiyiinta oo gacanta ku dhigaya gaadiidka nuucyadiisa kala duwan islamarkaana raranaya rasaas iyo agabyo kale.

Hoos ka daawo sawirrada.

Related Items

Update cookies preferences