Sawirro: Guddiga Maareynta Fatahaadaha oo boqolaal qoys badbaadiyay.

Monday November 20, 2023 - 22:27:58
Idriis Ali
Guddiga Maareynta Fatahaada iyo daadadka Xarakada Al Shabaab ayaa gurmad ufidiyay qoysas ku saamoobay fatahaadda webiga Jubba.
Guddiga oo adeegsanaya Doomo ayaa ku guulaystay in uu boqolaal qoys ka samata bixiyo biyaha webiga oo go'doomiyay tuulooyin dhowr ah oo hoostaga degmooyinka Jilib iyo Bu'aale ee Jubbada dhexe.

Related Items

Update cookies preferences