Wararka Gudaha

Olmert: Dagaalka waanu ku khasaaraynaa sababtuna waa Netanyahu
Reysal Wasaarihii hore ee Yuhuudda intii u dhexaysay 2006-2009 ayaa shacabka Yuhuudda ugu baaqey in ay dhigaan isu soo baxyo waaweyn si meesha looga saaro koox ay hoggaaminayaan Netanyahu, Ben-Grive(wasiirka amniga) iyo Smotrich(siyaasi xagjir Yuhuudi ah) kuwaas oo uu ku sheegay in ay haadaan ka tuurayaan…
Update cookies preferences